Samuu'eel Labaad 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Saa'uul wuxuu lahaa naag addoon ah oo magaceedana la odhan jiray Risfaah, waxayna ahayd ina Ayah; oo Iishboshed wuxuu Abneer ku yidhi, War maxaad ugu tagtay addoontii aabbahay?

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:5-14