Samuu'eel Labaad 3:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoo'aabna markuu Daa'uud ka soo baxay ayuu rag ka daba diray Abneer, oo waxay ka soo celiyeen ceelkii Siraah, laakiinse taas Daa'uud ma ogayn.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:20-27