Samuu'eel Labaad 3:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Yoo'aab iyo ciidankii la jiray oo dhammu ay yimaadeen waxaa Yoo'aab loo sheegay, oo lagu yidhi, Waxaa boqorka u yimid Abneer ina Neer, oo isna wuu iska diray, markaasuu nabad ku tegey.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:21-31