Samuu'eel Labaad 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wiilal baa ugu dhashay Xebroon. Curadkiisu wuxuu ahaa Amnoon, oo waxaa dhashay Axiinocam tii reer Yesreceel.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:1-12