Samuu'eel Labaad 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkeedii soo raacay iyadii, isagoo ooyaya intuu socday oo dhan, oo wuxuu iyadii daba socday tan iyo Baxuuriim. Markaasaa Abneer ku yidhi, War orod, oo iska noqo. Kolkaasuu iska noqday.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:14-19