Samuu'eel Labaad 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wargeeyayaal buu u diray Iishboshed oo ahaa ina Saa'uul, isagoo leh, Ii keen naagtaydii Miikaal, oo aan ku guursaday boqol buuryo oo reer Falastiin.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:8-22