Samuu'eel Labaad 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abneer wuxuu Daa'uud u soo diray wargeeyayaal magiciisa ku hadlaya, oo leh, War dhulka yaa leh? Oo wuxuu kaloo ku yidhi, Heshiis ila dhigo, anna gacan baan ku siinayaa, inaan kuu soo wada jeediyo reer binu Israa'iil oo dhan.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:2-15