Samuu'eel Labaad 24:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud halkaas Rabbiga uga dhisay meel allabari, oo wuxuu u bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino. Haddaba Rabbigu waa aqbalay baryadii dalkii loo baryay, oo belaayadiina dalkii way ka joogsatay.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:16-25