Samuu'eel Labaad 24:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu la hadlay Rabbiga kolkuu arkay malaggii dadka laayay, oo yidhi, Bal eeg, waan dembaabay, oo wax qalloocan baan sameeyey, laakiinse idahanu maxay sameeyeen? Haddaba waan ku baryayaaye, gacantaadu ha ka gees noqoto aniga iyo reerka aabbahay.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:11-25