Samuu'eel Labaad 24:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saas aawadeed Rabbigu belaayo ayuu ku soo dejiyey reer binu Israa'iil, taasoo timid subaxdii iyo ilaa wakhtigii loo qabtay; oo ilaa Daan iyo tan iyo Bi'ir Shebac waxaa dadkii ka dhintay toddobaatan kun oo nin.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:5-24