Samuu'eel Labaad 24:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna qalbigiisii ayaa naxay markuu dadka tiriyey dabadeed. Markaasaa Daa'uud Rabbiga ku yidhi, Waxaan sameeyey aad baan ugu dembaabay; haddaba Rabbiyow, waan ku baryayaaye, iga fogee dembigayga anoo addoonkaaga ah, waayo, nacasnimo weyn baan sameeyey.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:7-17