Samuu'eel Labaad 23:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa magacyadii nimankii xoogga badnaa oo Daa'uud haystay: Yoshebbashebed oo ahaa reer Taxkemon, oo saraakiisha madax u ahaa, kaasoo ahaa Cadiinoo kii reer Cesen, oo warankiisa u qaaday siddeedda boqol oo isku mar qudha dilay.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:3-11