Samuu'eel Labaad 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu kaloo dilay nin Masri ah oo dheer, oo Masriguna wuxuu gacanta ku haystay waran, laakiinse isagu wuxuu ula tegey ul, oo warankii ka dhufsaday gacantii Masriga, oo isagii ku dilay warankiisii.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:16-28