Samuu'eel Labaad 23:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soddonkii madaxda ahaa saddex ka mid ah ayaa tegey, oo Daa'uud ugu yimid godkii Cadullaam xilligii beergooyska; oo colkii reer Falastiinna waxay soo degeen dooxadii Refaa'iim.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:12-20