Samuu'eel Labaad 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isaga dabadiisna waxaa jiray Shammaah oo ahaa ina Agee oo qoladiisuna ahayd reer Haraarii. Oo reer Falastiinna waxay isu soo wada urursadeen inay soo dhacaan meel misir ka buuxo, oo dadkiina waxay ka carareen reer Falastiin.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:9-16