Samuu'eel Labaad 22:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga baryay, Haah, waxaan u qayshaday Ilaahay; Oo isna codkayguu macbudkiisa ka maqlay, Oo qayladayduna dhegihiisay gashay.

Samuu'eel Labaad 22

Samuu'eel Labaad 22:3-14