Samuu'eel Labaad 22:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu iga samatabbixiyey cadowgaygii xoogga badnaa, Iyo kuwii i necbaaba; waayo, iyagu way iga xoog badnaayeen.

Samuu'eel Labaad 22

Samuu'eel Labaad 22:13-21