Samuu'eel Labaad 21:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaa dagaal ka dhacay Gad, halkaasna waxaa joogay nin aad u dheer, oo gacmahana mid kasta wuxuu ku lahaa lix farood, cagahana mid kasta wuxuu ku lahaa lix farood, oo farihiisuna kulligood waxay ahaayeen afar iyo labaatan, oo isna wuxuu u dhashay Rafaa.

Samuu'eel Labaad 21

Samuu'eel Labaad 21:11-21