Samuu'eel Labaad 21:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii Daa'uud abaar baa dhacday intii saddex sannadood ah, oo sannadba sannadda ka dambayso, markaasaa Daa'uud Rabbiga baryay. Rabbiguna wuxuu yidhi, Tanu waxay ku timid Saa'uul iyo reerkiisa dhiigga qaba, maxaa yeelay, wuxuu laayay reer Gibecoon.

Samuu'eel Labaad 21

Samuu'eel Labaad 21:1-10