Samuu'eel Labaad 20:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab Camaasaa ku yidhi, Walaalkayow, ma nabdoon tahay? Yoo'aabna gacanta midig ayuu Camaasaa gadhka ku qabtay inuu dhunkado.

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:8-12