Samuu'eel Labaad 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Abiishay ku yidhi, Hadda Shebac oo ah ina Bikrii wuxuu inagu samayn doonaa waxyeello ka sii daran tii Absaaloom, haddaba addoommada sayidkaaga kexee, oo eryo, waaba intaasoo ay magaalo deyr leh helaan, oo ay inaga baxsadaane.

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:1-10