Samuu'eel Labaad 20:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Camaasaa ku yidhi, Ragga reer Yahuudah muddo saddex maalmood ah isugu kay yeedh, oo adiguna markaas halkan joog.

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:2-8