Samuu'eel Labaad 20:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed raggii reer binu Israa'iil oo dhammu way ka hadheen Daa'uud la socodkiisii, oo waxay daba galeen Shebac oo ahaa ina Bikrii, laakiinse raggii reer Yahuudah waxay ku hadheen boqorkoodii, oo ay la socdeen tan iyo Webi Urdun xataa ilaa Yeruusaalem.

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:1-10