Samuu'eel Labaad 20:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waxaan ka mid ahay kuwa reer binu Israa'iil ee nabadda jecel ee aaminka ah, adiguse waxaad doonaysaa inaad dumiso magaalo iyo hooyo reer binu Israa'iil ah. Rabbiga dhaxalkiisase maxaad u liqaysaa?

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:9-20