Samuu'eel Labaad 20:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu dhex maray qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhan iyo tan iyo Aabeel, iyo Beytmacakaah, iyo reer Beerii oo dhan, oo dhammaantood intay soo urureen ayay eryadeen.

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:8-20