Samuu'eel Labaad 20:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa ag istaagay mid ka mid ah Yoo'aab raggiisii dhallinyarada ahaa, oo wuxuu yidhi, Kii Yoo'aab jecel iyo kii Daa'uud la dhinac ahu Yoo'aab ha raaceen.

Samuu'eel Labaad 20

Samuu'eel Labaad 20:8-17