Samuu'eel Labaad 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Abneer oo ahaa ina Neer, oo Saa'uul ciidankiisa sirkaal u ahaa ayaa soo kaxaystay Iishboshed oo ahaa ina Saa'uul, oo wuxuu u soo gudbiyey xagga Maxanayim;

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:1-13