Samuu'eel Labaad 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii dalka Yahuudah yimid, oo halkaasay Daa'uud ugu subkeen inuu ahaado boqor u taliya dalka Yahuudah. Waxaana Daa'uud loo sheegay, oo lagu yidhi, Kuwii Saa'uul aasay waxay ahaayeen dadka reer Yaabeesh Gilecaad.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:1-10