Samuu'eel Labaad 2:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Yoo'aab buunkii buu afuufay, oo dadkii oo dhammu way wada istaageen, oo mar dambe reer binu Israa'iilna ma ayan eryan, kol kalena ma ay diririn.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:27-30