Samuu'eel Labaad 2:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mid waluba ninkiisii ayuu madaxa qabsaday, oo seeftiisii ayuu dhinaca ka daray midkii uu haystay. Sidaasay dhammaantood u wada dhaceen. Saas aawadeed meeshaas oo Gibecoon ku taal waxaa loo baxshay Xelqad Hasuriim.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:6-26