Samuu'eel Labaad 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

(Oo Iishboshed oo ahaa ina Saa'uul afartan sannadood buu jiray markii uu bilaabay inuu boqor u noqdo reer binu Israa'iil, oo wuxuuna boqor u ahaa laba sannadood.) Laakiinse reer Yahuudah waxay raaceen Daa'uud.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:7-20