Samuu'eel Labaad 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas dabadeed Daa'uud baa Rabbiga wax weyddiiyey, oo yidhi, Magaalooyinka dalka Yahuudah middood ma u kacaa? Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haah, u kac. Markaasaa Daa'uud yidhi, Xaggee baan u kacaa? Isna wuxuu yidhi, Xebroon tag.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:1-7