Samuu'eel Labaad 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii oo dhan iyo qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhammu way isla doodayeen, oo waxay islahaayeen, War boqorku wuxuu inaga samatabbixiyey cadaawayaasheenna, reer Falastiinna wuu inaga badbaadshay, oo haatanna wuxuu dalka uga cararay Absaaloom aawadiis.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:1-10