Samuu'eel Labaad 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab boqorkii ugu yimid gurigiisii, oo ku yidhi, Maanta waxaad ceebaysay wejiyadii addoommadaada oo dhan, kuwaasoo maanta naftaada badbaadshay, iyo nafta wiilashaada iyo gabdhahaaga, iyo nafta naagahaaga, iyo nafta naagahaaga addoommaha ah;

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:1-8