Samuu'eel Labaad 19:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Barsillay ku yidhi, Kaalay oo ila gudub, oo anna Yeruusaalem baan kugu quudin doonaa.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:32-34