Samuu'eel Labaad 19:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Mefiiboshed wuxuu boqorkii ku yidhi, Isagu ha iska wada qaato, mar haddaad gurigaaga ku soo nabad noqotay, boqorow, sayidkaygiiyow.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:27-33