Samuu'eel Labaad 19:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, reerka aabbahay oo dhammu waxay ahaayeen sida dad dhintay oo kale xaggaaga boqorow, sayidkaygiiyow, laakiinse anoo addoonkaaga ah waxaad i dhex fadhiisisay kuwa wax ka cuna miiskaaga. Haddaba weli xaqee baan u leeyahay inaan mar dambe kuu qayshado, boqorow?

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:22-33