Samuu'eel Labaad 19:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu ku jawaabay, Boqorow, sayidkaygiiyow, waxaa i khiyaaneeyey addoonkaygii, waayo, anoo addoonkaagii ah waxaan is-idhi, Waxaan kooraysan dameer inaan fuulo aawadeed, markaasaan boqorka raaci doonaa, waayo, curyaan baan ahay.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:19-32