Samuu'eel Labaad 19:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu yidhi, Kuwiinna ay Seruuyaah dhashayow, maxaa inaga dhexeeya? Oo maxaadse maanta cadaawayaal iigu noqoteen? Maanta reer binu Israa'iil ma nin baa laga dilayaa? Oo miyaanan anigu maanta ogayn inaan ahay boqor reer binu Israa'iil u taliya?

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:15-26