Samuu'eel Labaad 19:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab waxaa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Bal eeg, boqorkii wuu u ooyayaa oo u barooranayaa Absaaloom.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:1-4