Samuu'eel Labaad 18:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa kii reer Kuush yimid, oo yidhi, War baan kuu wadaa, boqorow, sayidkaygiiyow, waayo, Rabbigu maantuu kaaga soo aarguday kuwii kugu kacay oo dhan.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:28-32