Samuu'eel Labaad 18:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkiina wuxuu yidhi, Ninkii dhallintayaraa ee Absaaloom ahaa ma nabdoon yahay? Axiimacasna wuxuu ku jawaabay, Boqorow, markii Yoo'aab i soo diray, anigoo addoonkaaga ah, waxaan arkay buuq weyn laakiinse wax alla wuxuu ahaa ma aqaan.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:22-32