Samuu'eel Labaad 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Yoo'aab wuxuu ku yidhi, Adigu maanta ahaan maysid kan warka qaadaya, laakiinse maalin kalaad qaadi doontaa, illowse adigu maanta waxba war qaadi maysid, maxaa yeelay, boqorka wiilkiisii baa dhintay.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:10-27