Samuu'eel Labaad 18:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoo'aabna wuxuu yidhi, Anigu saas kugula sii joogi maayo. Markaasuu qaatay saddex gantaal, oo Absaaloom wadnaha juq ka siiyey, isagoo weli nool oo geedkii ku dhex jira.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:4-20