Samuu'eel Labaad 17:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Xuushay wuxuu yidhi oo kale, Waad taqaannaa aabbahaa iyo raggiisaba inay rag xoog leh yihiin, iyo in maankoodu u kulul yahay sidii orso ilmaheedii duurka laga xaday, oo aabbahaana waa nin dagaalyahan ah, oo dadkana meel la baryi maayo.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:1-12