Samuu'eel Labaad 17:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo malab, iyo subag, iyo ido, iyo faar lo'aad, oo waxay waxaas oo dhan u keeneen Daa'uud iyo dadkii la socday inay cunaan, waayo, waxay isyidhaahdeen, Dadku cidladay ku gaajoodeen, oo ku daaleen, oo ku harraadeen.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:23-29