Samuu'eel Labaad 17:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoommadii Absaaloom naagtii bay gurigii ugu yimaadeen; oo waxay ku yidhaahdeen, Awaye Axiimacas iyo Yoonaataan? Markaasaa naagtii waxay ku tidhi, War waxay ka gudbeen togga biyaha. Oo iyana markay doondooneen oo ay heli waayeen ayay ku noqdeen Yeruusaalem.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:19-29