Samuu'eel Labaad 17:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan u imanayaa intuu daallan yahay oo gacmihiisu taag daranyihiin, markaasaan cabsiinayaa, oo dadka isaga la jira oo dhammuna way carari doonaan. Markaasaan dili doonaa boqorka oo keliya.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:1-12