Samuu'eel Labaad 17:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed haddiiba u cid dira, oo Daa'uud u war geeya, oo waxaad ku tidhaahdaan, Caawa ha ku baryin meelaha loogu gudbo cidlada, laakiinse si alla si aad yeeshaba ka gudub; yaan adiga iyo dadka kula socda oo dhanba la wada liqine, boqorow.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:15-20