Samuu'eel Labaad 17:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasaynu isaga ugu iman doonnaa meesha laga helo, oo waxaynu ugu soo degi doonnaa sida dharabku dhulka ugu soo dego oo kale; oo isaga iyo dadka la socda oo dhanba xataa mid qudha ka reebi mayno.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:11-16